Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadista lagu sameeyey (Akhriso)

Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye) Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku … Continue reading Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadista lagu sameeyey (Akhriso)